Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tiyaatarka Qaranka uga qeyb gelaya Munaasabadda Mahad-celinta Howlwadeenada Imtixaanka Qaranka.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa soo qaban qabisay munaasabadaan oo lagu casuumay inta badan howlwadaanadii ka qeyb qaatay qabsoomidda Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Qaranka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *