DEGDEG:- Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray Addis Ababa-Itoobiya si uu uga qeyb galo xafladda Daah furka mashruuca biyo xireenka Itoobiya.
Booqashada Madaxweyne Xasan shiikh ayaa ku aadaysa xilli dowladda Masar ay dagaal iclaamisay haddii Itoobiya Biyaha wabiga Nile-ka kala goyska.
Masar iyo Soomaaliya ayaa lahaa xulufo siyaasadeed, in Madaxweyne Xasan ka qeyb galo xafladda Biyo xireenka Nile ayaana niyad jab ku ah xiriirkii Soomaaliya iyo Masar.