Xaafadda Oodweyne oo Dayniile ka tirsan waxaa laga dareemayaa kacsanaan, shacabka halkaasi dagan ayaa caro kala hortagay dawladda. Inta badan shacabka Soomaaliyeed xaqa dibad baxa si wanaagsan uma adeegsadaan, waqti kooban ayay caradooda muujiyaan, ka dibna waa ay kala tagaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *