Toonta iyo caanaha marka la isku daro faa iidada ay leedahay

Toonta iyo caanaha marka la isku daro oo la cabbo

Toonta iyo caanaha marka la isku daro oo la cabbo waxay leeyihiin faa’iidooyin badan oo caafimaad, waxaana si gaar ah loogu tiriyaa dawo-dhaqameed faa’iido leh. Faa’iidooyinka Toonta iyo Caanaha La Isku Daray: Toonta waxay leedahay maadada allicin oo la dagaallanta bakteeriyada iyo fayrasyada. Caanuhu waxay hodan ku yihiin borotiinno iyo fitamiinno kor u qaada difaaca […]

LOoska faa’iidada uu leeyahay

LOoska faa'iidada uu leeyahay

Lowsku wuxuu si gaar ah ugu fiican yahay kor u qaadista caafimaadka wadnaha, sababtoo ah wuxuu hodan ku yahay dufan caafimaad leh (monounsaturated fats).. Lowsku wuxuu si gaar ah ugu fiican yahay hagaajinta xusuusta iyo shaqada maskaxda, sababtoo ah wuxuu leeyahay fiitamiin E iyo omega-3 fatty acids. Lowsku wuxuu si gaar ah ugu fiican yahay […]

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala,

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey. Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa xoojinta xiriirka ka dhexeeya maamulka magaalada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed, iyo ka wada hadalka arrimaha horumarinta dhaqanka, dalxiiska, bulshada, iyo dhaqaalaha. Intii uu kulanku […]

DANJIRAHA SOOMAALIYA……

danjiraha soomaliya

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo si heer sare ah loosoo agaasimay taas oo loo sameeyay arday Soomaaliyeed ee ku guuleysatay deeq waxbarasho oo ay ka heleen dalka Japan. Ardaydaydon ayaa baran doonto Waxbarashada kala duwan ee lagu barto jaamacadaha dalka Japan. Ardeydaan ayaa […]

WASIIR KU XIGEENKA CAAFIMAADKA………….

wasiir ku xigeenka caafimaadka

Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xil. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan sidii wax looga qaban lahaa xaaladda bini’aadantinimo ee ka taagan gobolka Awdal. Dr. Mohamed ayaa caddeeyay sida […]