Markabkii Heehaabayey ee Marsada Kismaayo ku Xirtay

Waxaa laga yabaa in dad badani ku jahwareersan yihiin safarka Madaxweynah ee Kismaayo iyo sidoo kale natiijada ka dhalan karta. Balse layaab kugu noqon mayso haddii aad seddaxdii sano iyo barkii tagtay si dhow ula socotay sooyaalkii siyaasadeed ee Madaxweyne Xasan Sheekh. Kala qaybi oo u tali Madaxweyne Xasan markii uu xilka ku soo laabtay […]
BARAKADA SUBAXA HORE

Ibraahiim ibnul Adham oo ahaa caalim reer Afgaanistaan ah ayaa waxaa nin ku yiri “Ma aaminsani in ay jiraan wax barako la dhaho, ee iga dhaadhici haddii ay sax tahay? Ibraahiim Adham ayaa wuxuu ninkii ku yiri “Aan kuu tusaaleeyee, ma taqaanaa ari iyo eeyo? Ninkii wuxuu yiri “Haa, labadaba waan garanayaa” Ibraahiim: ariga iyo […]
Aqligaaga ha shaqeeyo yaan dana siyaasadeed lagaaga faa iideesan

Asbuucan mugadisho waxaa ku dhintay dad ay dileen rasaasta ay is waydaarsanayeen askar siyaasiyiin wataan kuwaa ooo qabiil awgii iyaguna u dhimanaya dadka ay xabadoodu dishayna aan aqoon sababta ay u dileen aakhirana jawaab u haynin labadaa sababood! #kaliya waxa ay ka dhinteen ehelkooda siyaasigii ay u dhinteena mid kale ayuu ku badalanayaa haddii uu […]
Waxaan dhageeystay oo aan fiirsaday si miir leh Muuqaal gabadhaan ay iska Soo duubtay oo ay leedahay waxaa dhibaato ii geeystay Ciidanka Amniga Ee NİSA anigoo kasii gudbaa jagboontiga KM4 dhanka Ariport-ka.

BISMILLAAHI: Waxaan dhageeystay oo aan fiirsaday si miir leh Muuqaal gabadhaan ay iska Soo duubtay oo ay leedahay waxaa dhibaato ii geeystay Ciidanka Amniga Ee NİSA anigoo kasii gudbaa jagboontiga KM4 dhanka Ariport-ka. F:G Waxaan idin Ka Codsanayaa in la ii Cudur daaro hadii aad si kale ii fahantiin ama abaayo u fahanto Maqaalkeyga aan […]
Diyaaradii Somali Airline ee hawada ku burbutay (qaraxday) july 1981. Dhammaan 50 kii qof ee rakaabka ahaana ku dhinteen.

Waxay ahayd goor barqo ah, oo ku beegnayd 11 nadii, sanadku wuxuu ahaa 1981, bishii july. Waxanu ka soo baxnay xarunta dhexe ee Jaamacada Umadda Somaaliyeed (Casa de Italia), ee ku tiilay shabeele oo aanu ku baranaynay af Talyaaniga Waxaanu soo hor istaagnay xafiiskii Somali Airlines oo goobtaanu joogno ku dhawayd. Buuq badan ayaa ka […]
