DIGNIIIIIIIN

DIGNIIIIIIIN

Halista cusub ee loo yaqaan ModStealer! Waxaa soo baxay virus cusub (malware) oo ku dhacay dhammaan noocyada kumbiyuutarrada iyo mobile-ka. Waxaa lagu faafiyay xayeysiisyo shaqo oo been ah, laakiin marka aad ku dhacdo wuxuu si toos ah u weeraraa: • walletyadaada crypto • Shahaadooyinka iyo sirta nidaamka • Xogtaada gaarka ah Wuxuu qaadan karaa private […]