WASIIRKA gaanshaandhiga axmed macalin fiqi……………

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu sagootinayay xubnaha guddi loo xilsaaray in ay ka shaqeeyaan dib-u-habeynta Ciidanka Xoogga Dalka, Guddigan ayaa waxaa ku midaysan Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasaaradda Maaliyadda, Taliska Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xafiiska Amniga Qaranka. Kulankan sagootinta, waxaa goob-joog ka ahaa Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga, Mudane Cumar […]
QISO:GEERI GEESINIMO

wiilkii dhalinyarada ahaa ee nafta u huray hooyo soomaaliyeed 31/8/1930 neel u dhoow webiga shabeelle ee soomaliya aya waxa ka dhacay geesinimo naadir ah wiil dhalinyaro soomaali ah ayaa markaas arkay hooyo uu weeraray LIBAAX isagoo an heesan wax kale oo uu ku difaaco TOOREEY uu sitay mooyee, ayuu si geesinimo leh uga hortagay bahalkii […]
Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ……

Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa galabta shahaadada diiwaan-gelinta guddoonsiinaya 14 urur siyaasadeed oo uu ku jiro urur siyaasadeed ay ku mideesanyihiinyihiin Guddoomiyaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo urur siyaasadeedka Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
madaxweenaha soomaaliya oo ka qeeb galay mahadcelinta hawlawdeenada imtixaanka

Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tiyaatarka Qaranka uga qeyb gelaya Munaasabadda Mahad-celinta Howlwadeenada Imtixaanka Qaranka. Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa soo qaban qabisay munaasabadaan oo lagu casuumay inta badan howlwadaanadii ka qeyb qaatay qabsoomidda Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Qaranka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.
madaxweenihi hore ee SOOMALIYA shariif sh axmed oo canbareyey …………….

Dhibaatada ka dhalatay cadaalad darrada iyo ku takri-falka awooda dowladda ee maamulka iyo maareynta khayraadka bulshada gaar ahaan dhulka danta-guud, kaliya ma uusan saameyn hab-nololeedka qoysaska danyarta ah ee Magaaladda Muqdisho, ee waxaa uu sidoo kale dhaawac wayn u gaystay kalsoonida dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku qabaan dalkooda. Waxaa nasiib darro ah in dowladu ay dayacday […]
bisha barakeesan ee mowliidka

bal nala daawo sida quruxda badan ee la isugu yimid dhalshada nabigeena scw
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS,

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, Mudane Xasan Macallin, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qaybgalay kulan heerkiisu sarreeyo oo lagu xoojinayo iskaashiga Dowladda iyo Beesha Caalamka, loogana hadlay Istaraatiijiyadda Dib-u-habaynta Garsoorka dalka. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka qayb galay Xoghayaha […]
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa kulan la yeeshay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Adeegyada Saadka ee Boqortooyada Sucuudiga Mudane Dr. Rumaih Al-Rumaih, intii lagu guda jiray Shirweynihii labaad ee Gaadiidka Badda. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga, gaar ahaan dhinacyada la […]
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee XFS Mudane MAXAMED C/LLAHI FAARAX oo uu wehlinayo Agaasimaha Waaxda Tamarta Eng. Cabdifitaax Abshir Ibraahim, ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Accra ee caasimadda dalka Ghana, si ay uga qayb galaan shirka Wasiirada Afrika ee Isbahaysiga Caalamiga ee Solarka oo dhacaya inta u dhaxaysa 2–5 Sept 2025. […]
MADAXWEENHA SOOMALIYA……………

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA MIDOWGA YURUB IYO NEDERLAND Muqdisho, Sebteembar 03, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya Soomaaliya Danjire Francesca Di Mauro iyo Safiirka cusub ee Boqortooyada Nederland ee Soomaaliya […]
