MEYD GABAR SOOMAALIYEED…

Nairobi – Meyd Gabadh Soomaaliyeed oo Laga Helay Huteel Meydka gabadh Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Farxiyo Axmed ayaa laga helay huteel ku yaalla xaafadda South B ee magaalada Nairobi, subaxnimadii Isniinta, September 1 . Warbixin laga diiwaangeliyay saldhigga booliiska Mariguini, ayaa lagu sheegay in Farxiyo ay huteelka soo gashay habeenimadii Axadda, 31 August 2025, waxaana […]
ERDOGAAN OO CANBAAREEYAY ISRA11l

Madaxwenaha turkiga (RAJAB DAYIB ERDOGAN) ayaa maanta barlamaanka hortiisa ka sheegay lagana dhadhansanaye hadaladiisa mid cara leh dhahay Marna ma hilmaami doono xasuuqa israa11l geesatay mana hilmaami doonanan aabayayasha iyo hooyoyibka xauuqa loo geestay maalmo ka hor ayey aheed markii turkiga xiriirka u jaray israa11L
DANJIRAHA SOOMAALIYA……

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo si heer sare ah loosoo agaasimay taas oo loo sameeyay arday Soomaaliyeed ee ku guuleysatay deeq waxbarasho oo ay ka heleen dalka Japan. Ardaydaydon ayaa baran doonto Waxbarashada kala duwan ee lagu barto jaamacadaha dalka Japan. Ardeydaan ayaa […]
WASIIR KU XIGEENKA CAAFIMAADKA………….

Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xil. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan sidii wax looga qaban lahaa xaaladda bini’aadantinimo ee ka taagan gobolka Awdal. Dr. Mohamed ayaa caddeeyay sida […]
