Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa maanta furay…..

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa maanta furay

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa maanta furay kulanka dib-u-eegista iyo ansixinta Manhajka Qiimaynta Qaranka iyo Habraaca Hagaha Qaranka, kaas oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee Muqdisho. Shirkan oo ay ka qaybgaleen wakiillo ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa diiradda […]

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Isku-duwidda Gargaar Bani’aadanimo ee Soomaaliya,

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Isku-duwidda Gargaar Bani’aadanimo ee Soomaaliya,

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Isku-duwidda Gargaar Bani’aadanimo ee Soomaaliya, Mr. Georg Conway, ayaa maanta shirkii billaha ahaa ku yeeshay xarunta dhexe ee SoDMA ee magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray diyaargarowga xaaladaha degdegga ah, gaar ahaan haddii roobabka Deyrta ay yaraadaan, taas oo sababi karta abaaro saameeya […]

Xafiiska Amniga Qaranka oo qabtay kulan lagu xoojinayo hanaanka maamul ee amniga Soomaaliya. Muqdisho,

Xafiiska Amniga Qaranka oo qabtay kulan lagu xoojinayo hanaanka maamul ee amniga Soomaaliya. Muqdisho,

Xafiiska Amniga Qaranka oo qabtay kulan lagu xoojinayo hanaanka maamul ee amniga Soomaaliya. Muqdisho, Soomaaliya 6 oktoober Xafiiska Amniga Qaranka (XAQ) Soomaaliya ayaa qabtay kulan socondoona sadex maalmood kaas oo ay kaqayb galayaan wakiilo ka socda Xafiisyada Amniga Dowlad-Goboleedyada. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa diyaarinta hindise-sharciyeed ku saabsan dhismaha Guddiyada Amniga Dowlad-Goboleedyada , si loo […]

Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigelisay Kulanka Maamulka Sanduuqa Wadajirka Soomaaliya (SJF

Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigelisay Kulanka Maamulka Sanduuqa Wadajirka Soomaaliya (SJF

Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigelisay Kulanka Maamulka Sanduuqa Wadajirka Soomaaliya (SJF). Kulanka waxaa si wadajir ah u guddoomiyay Mudane Maxamuud Cabdi Sheekh Faarax (Beenebeene), Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, iyo Mudane George Conway, Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Arrimaha Horumarinta iyo Banii’aadanimada […]

WAR SAXAFADEED WEERARKA XARUNTA BAARISTA JILACOW

WEERARKA XARUNTA BAARISTA JILACOW

kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa weerar fulaynimo ah ku soo qaaday Xarunta Baarista Jilacow oo ah goob lagu baaro eedeysanayaasha ka tirsan kooxaha argagixisada. Ciidamada amniga ayaa ku guuleystay in muddo kooban gudaheed ay ku soo afjaraan weerarkii argagixisadu qaaday, ayna toogtaan dhammaan dhagarqabayaashii weerarka fuliyay, kuwaas oo tiradoodu ahayd toddobo (7) xubnood. Waxaa xusid mudan […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland. Inta uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo, Madaxweynaha wuxuu sii wadi doonaa wadatashiyada ku aadan geeddi-socodka dowlad-dhiska dalka. Safarka Madaxweynaha wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee Madaxweynaha iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu […]

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB) isagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aadan howlaha horumarinta Dekadda. Madaxda iyo xubnaha Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB) ayaa ugu horeyn talooyinka ay soo gudbiyeen waxaa kamid ahaa. 1-In Gawaarida xamuulka ah ee isticmaala Dekadda loo ogolaado […]

DIINTEENA IYO DASTUURKEENA AYAA MUDNAANTA LEH

DIINTEENA IYO DASTUURKEENA AYAA MUDNAANTA LEH

Soomaaliya waxay diidday qodobo ka tirsan Axdiga Xaquuqda Carruurta Afrika oo ka hor imaanaya Diinteena suuban. (Q 9aad) Xorriyad Diineed oo Ilmuhu Yeesho: Carruurteenu waa Muslimiin. (Q 10aad) Ilaalinta Nolosha Gaarka ah ee caruurta: Waa Faragelin Mas’uuliyadda Waalidka. Waalidka ayaa masuul ka ah ilmihiisa. (Q 21aa) Mamnuucidda Guurka iyo Alkummidda Gabdhaha Ka Yar 18 sano: […]

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52 waddo, kuwaas oo 15-kii sano ee la soo dhaafay u xirnaa sababo amni. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay qorshaha furitaanka waddooyinka caasimadda in uu ku yimid isbeddel iyo horumar muuqda oo laga […]