Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa tababar u soo xiray saraakiil,

Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa tababar u soo xiray saraakiil,

Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababbaro kala duwan ku soo qaatay dalka Turkiga iyo Kulliyadda Tababbarka Ciidamada ee Turkiga (TurkSom). Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka, ayaa sheegay in dowladda […]

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA ISKAASHIGA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO MARAYKANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA ISKAASHIGA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO MARAYKANKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Maraykanka, kaas oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la jaanqaaddo dhaqaalaha caalamiga ah, dowladduna ay dadaal ku bixinayso sidii loo abuuri lahaa jawi nabad […]

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ku aaddan in Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle uu noqdo Xisaabiyaha Guud ee dowladda , kaas oo leh khibrad la xiriirta Maamulka Maaliyadda iyo hannaanka xisaabaadka guud. Kulanka golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Istiraatiijiyadda Qaran ee […]

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa martigelisay booqasho socotay laba maalmood (30ka Sebteembar – 1da Oktoobar 2025)

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa martigelisay booqasho socotay laba maalmood (30ka Sebteembar – 1da Oktoobar 2025)

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa martigelisay booqasho socotay laba maalmood (30ka Sebteembar – 1da Oktoobar 2025), taas oo wafdi ka socday Dowladda Ingiriiska ay ku yimaadeen qiimeyn iyo wadashaqeyn lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac. Booqashadan waxa ay daba socotay safarkii hore ee wafdiga HSJ ay bishii Luulyo 2025 ku tageen dalka Ingiriiska, halkaas oo lagu […]

Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Cuntada iyo Adkeysiga Cimilada

Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Cuntada iyo Adkeysiga Cimilada

Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Cuntada iyo Adkeysiga Cimilada Intii ay socotay Madasha Iskaashiga Caalamiga ah ee Busan 2025, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Shire ayaa kulan la yeeshay Mudane Kim Shinjae, Agaasimaha Horumarinta Caalamiga ah ee Beeraha ee Wasaaradda Beeraha ee Kuuriyada Koonfureed. Kulanka […]

Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland

Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland

Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay kulan doceed gaar ah ku qabatay Xarunta Qaramada Midoobeey ee magaalada Geneva, kaasoo diiradda lagu saaray hormarka Soomaaliya ay ka sameeysay arrimaha Xuquuqul Insaanka. Kulankan ay soo qaban qaabisay Soomaaliya waxaa kasoo qeybgalay dowladdo […]

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO QAABILAY GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADDA EE DOWLAD GOBOLEEDKA WAQOOYI-BARI

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO QAABILAY GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADDA EE DOWLAD GOBOLEEDKA WAQOOYI-BARI

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Waqooyo-Bari Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari Amran Axmed Xasan iyo sidoo kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda ee dowlad goboleedkaasi. Guddoomiyaha Golaha […]

Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweynaha heer gobol ee Maalgelinta Cimilada

Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweynaha heer gobol ee Maalgelinta Cimilada

Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweynaha heer gobol ee Maalgelinta Cimilada, kaas oo ay ka qeybgaleen madax ka socotay Sanduuqa Cagaaran ee Maaliyadda Adduunka (GCF), hay’ado caalami ah, wasiirro maaliyadeed oo dalal Afrikaan ah iyo hey’ado dowladeed oo kala duwan. Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaranka Isbeddelka Cimilada Soomaaliya (NCF), Mudane Libaan […]

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay,

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay,

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay, Manual Pereira. Kulankaan ayaa laga hadlay wada shaqeynta Wasaaradda iyo IOM, xoojinta amniga iyo maamulka socdaalka, si loo horumariyo adeegyada la xiriira amniga iyo taageerada bulshada, xuduudaha dalka, iyadoo la isla gartay muhiimadda ay leedahay […]

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Jarmalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Jarmalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Sebastian Groth, oo ay ka wada hadleen xoojinta iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal iyo fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa safiirka la wadaagay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, […]