Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo………….

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dalka Sacuudiga Mudane Abdulmuhsen Bin Sa’ad Alkhalaf iyo xubno sare oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Wadankaas. Shirkaan ayaa diiradda lagu […]
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Charles King

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Charles King, waxaana kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iyo dardargelinta xiriirka labada dal. Danjiraha oo ugu horeyn Guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhoweyntiisa ayaa xusay in mudadii uu xilka hayay uu xoogga […]
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay arrimo la xiriira amniga iyo iskaashiga ka dhaxeeya hey’adaha Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda Amniga, gaar ahaan horumarka laga sameeyey amniga caasimadda, […]
Natiijo Baariseed Xasaasi ah! Natiijada Baaris Hordhac ah oo ay samaysay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, waxay muujinaysaa in dhacdadii shalay ee Saldhigga Wardhiigley ay aheyd shirqool qorshaysan

Natiijo Baariseed Xasaasi ah! Natiijada Baaris Hordhac ah oo ay samaysay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, waxay muujinaysaa in dhacdadii shalay ee Saldhigga Wardhiigley ay aheyd shirqool qorshaysan oo la doonayay in looga takhaluso oo lagu qaarajiyo Madaxda Madasha ee booqashada qaybta ka ahayd. Tiirarka caddeymaha ay heyso Madashu waxaa ka mid ah: waxaa qoray DR KOOFI
Gabadha yar ee sawirka ka muuqato isla markaana ukala turjumeyso Erdogan iyo Trump ayadoo waliba xijaaban qisadeeda waa mid cajiib ah

Gabadha yar ee sawirka ka muuqato isla markaana ukala turjumeyso Erdogan iyo Trump ayadoo waliba xijaaban qisadeeda waa mid cajiib ah gaar ahaan hooyadeed. 1999-kii Gabadhaan hooyadeed waxay ka tirsaneyd baarlamaanka Turkey balse waxaa laga mamnuucay soo xaadirista fadhiyada baarlamaanka kadib markii ayadoo xijaaban ay hoolka baarlamaanka tagtay, mudo kadibna xilkii ayaa laga qaaday, intaas […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda Ururka Jaamacadda Carabt

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda Ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas oo Dalka u yimid hirgelinta mashruuc weyn oo lagu taageerayo Manhajka waxbarashada Dalka iyo horumarinta Afka Carabiga. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey Ururka Jaamacadda Carabta, taageeradooda ku aaddan dhinacyada Diblomaasiyadda, waxbarashada, dowlad-dhiska, doorka […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee wararka soomaaliyeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 26-ka September, 2025 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana uu diiradda saaray duruufaha adag ee Soomaaliya ay ka soo gudubtey, dadaalada dowladda ee xaqiijinta amniga, dagaalka ka dhanka argagixisada, xoojinta dimuqraadiyadda iyo dhammeystirka Dastuurka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh […]
Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn.

Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn. Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa lagu eedeeyey saxiix qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu sameeyay Marxuum Nimco Muuse Axmed oo aheyd hooyo xaamilo ah, gaaratayna xilligii dhalmada. Labada Eedeysane oo lahaa Xiriir aan dhaafsiisneyn in ay ahayeen dad asxaab […]
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirkii 6-aad ee Agaasimeyaasha Maaliyadda Cimilada Afrika oo Kampala lagu soo gabagabeeyay

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirkii 6-aad ee Agaasimeyaasha Maaliyadda Cimilada Afrika oo Kampala lagu soo gabagabeeyay Kampala, Uganda – 26 Sebteembar 2025: Waxaa magaalada Kampala ee dalka Uganda Lagu soo gabagabeeyay shir muhiim ah oo ku saabsan Isbeddelka Cimilada Maaliyadda iyo sida Afrika uga faa’iidaysan karto. Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Fulinta ee Sanduuqa […]
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddomiyay shir looga hadlayey amniga caasimadda

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddomiyay shir looga hadlayey amniga caasimadda oo ay yeesheen Hey’adaha amniga iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo ka qabsoomay xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho. Kulanka, ayaa looga hadlay dhacdooyinkii u danbeeyey ee ka dhacay caasimadda, iyada oo laga jawaabayo dhibaatadii ka dhalatay dhacadadii […]
