Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey fadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigay duruufaha adag ee Soomaaliya ay ka gudubtay,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey fadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigay duruufaha adag ee Soomaaliya ay ka gudubtay, isagoo tilmaamay in dowladdu ay dadaal ku bixisay xaqiijinta amniga, dardar gelinta dagaalka ka dhanka argagixisada, xoojinta dimuqraadiyadda iyo dhammeystirka Dastuurka. Madaxweynaha ayaa si gaar […]

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya oo Aqalka Sharci-dejinta Minnesota kaga hadlay Dalxiiska iyo Dimuqraadiyadda

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya oo Aqalka Sharci-dejinta Minnesota kaga hadlay Dalxiiska iyo Dimuqraadiyadda

Minnesota, USA – Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Adala, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay Aqalka Sharci-dejinta ee gobolka Minnesota, halkaas oo si sharaf leh loogu soo dhaweeyey Xildhibaan Samakaab Xuseen, oo ka tirsan Baarlamaanka gobolkaas. Kulanka labada masuul ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda kobcinta dalxiiska Soomaaliya iyo kaalinta […]

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ka fuliyey gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Hoose.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ka fuliyey gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Hoose. Howlgalka gobolka Hiiraan: Waxaa lagu dilay horjooge Cabdi Xiiray iyo labo horjooge oo kale oo ku sugnaa degmada Moqokori. Horjooge Cabdi Xiiray, oo muddo lagu […]

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyey qaraar ku saabsan gunaanadka xilka Xeeldheeraha Madaxbannaan

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyey qaraar ku saabsan gunaanadka xilka Xeeldheeraha Madaxbannaan

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyey qaraar ku saabsan gunaanadka xilka Xeeldheeraha Madaxbannaan ee Xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaas oo si rasmi ah loo soo afjari doono dhammaadka bisha Oktoobar 2025. Go’aankan ayaa qayb ka ah Qorshaha Kala-guurka Xuquuqul Insaanka (2025–2026), kaas oo Soomaaliya ay ku qaadanayso mas’uuliyadda kormeerka […]

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA AHNA GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO QAABILAY SAFIIRKA SUUDAAN EE SOOMAALIYA

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA AHNA GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO QAABILAY SAFIIRKA SUUDAAN EE SOOMAALIYA

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Suudaan u fadhiya Soomaaliya, Danjire Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkaynta iyo dardargelinta xiriirka taariikhiga ah iyo walaaltinimada ku dhisan ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya […]

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)…….

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqasho ku tagay Saldhiga Degmada Warta Nabadda oo ay shalay ka dhacday shaqaaqo khasaare geysatay. Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa saraakiishii goobta kusoo dhoweysay oo ay ka […]

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka……….

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta ee Xarunta Dadka Rayidka ah ee Xilliyada Colaadaha (CIVIC), Mudane Hichem Khadhraoui, isaga oo kala hadlay xoojinta iskaashiga ku saabsan ilaalinta shacabka inta lagu jiro colaadaha. Wasiir Fiqi ayaa caddeeyay go’aanka dowladda […]

DOWLADDA SOOMAALIYA OO CAMBAAREYSAY FAL LAGU CARQALADEYNAYO AMNIGA CAASIMADDA

DOWLADDA SOOMAALIYA OO CAMBAAREYSAY FAL LAGU CARQALADEYNAYO AMNIGA CAASIMADDA

DOWLADDA SOOMAALIYA OO CAMBAAREYSAY FAL LAGU CARQALADEYNAYO AMNIGA CAASIMADDA Muqdisho, 24 September 2025: Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falal liddi ku ah amniga caasimadda oo ay ku dhaqaaqeen xubno siyaasiyiin ah oo doonayey inay xoog kula wareegaan Saldhigga Booliska ee Degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Dowladda Soomaaliya waxay ka xun tahay in siyaasiyiin […]

Madaxweenihii hore soomaaliya mudane sh shariif sh axmed oo canabreyey werarki lagu qaaday muwadin soomaliyeed

Madaxweenihii hore soomaaliya mudane sh shariif sh axmed oo canabreyey werarki lagu qaaday muwadin soomaliyeed

Waxaan si adag u cambaaraynayaa weerarka bahalnimo iyo jirdilka loo gaystay maanta muwaadiiniinta Soomaaliyeed iyadoo la adeegsanayo shaatiga dowladda gaar ahaan falalka foosha xun ee ka dhacay Suuqa Siinay, kaas oo aan marnaba la aqbali-karin, kana fog bini’aadanimada iyo karaamada muwaadinka. Beegsiga sida gaarka ah loola eegtay waayeelka ka hadlay xuquuqdiisa, gaar ahaan tacadiyadda ka […]

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si rasmi ah usoo xiray tababar ay qaateen cutubyo ka tirsan Ciidanka gaarka ah ee Galeyr

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si rasmi ah usoo xiray tababar ay qaateen cutubyo ka tirsan Ciidanka gaarka ah ee Galeyr

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si rasmi ah usoo xiray tababar ay qaateen cutubyo ka tirsan Ciidanka gaarka ah ee Galeyr oo qeyb ka ah Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Munaasabadda xiritaanka Tababarka Ciidanka waxaa kasoo qeyb-galay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley , Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Dhuxulow , […]