Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya. Diyaaraddii sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 151 qof, kuwaas oo u badan dhallinyaro. Waxaa si diirran ugu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde masuuliyiin ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS, Wasiirka […]
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), oo kaashaneysa Jaamacadda Banaadir, ayaa maanta qabatay madal dadweyne oo lagu magacaabay “Aragtida Dhalinyarada iyo Aqoonsiga Qaranka.”

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), oo kaashaneysa Jaamacadda Banaadir, ayaa maanta qabatay madal dadweyne oo lagu magacaabay “Aragtida Dhalinyarada iyo Aqoonsiga Qaranka.”Madasha waxaa si rasmi ah u furay Ku-xigeenka Maareeyaha Guud ee NIRA, Mudane Cabdirahman Siciid Axmed, iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir, Prof. Maxamed Maxamuud Xasan “Biday.”Ku-xigeenka Maareeyaha Guud ee NIRA ayaa sheegay in Aqoonsiga […]
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo xiray……..

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo xiray kulan banbax ah oo xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa uga socday Guddiga Lasocodka iyo Dib u Eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxa-banaan ee Dib […]
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey………..

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey wefdi ka socda Dowladda Turkiga, oo uu horkacayo Safiirka Turkiga ee u jooga Soomaaliya, Alper Aktas, iyo Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Turkey, Cumar Faaruq Arslan. Ujeedada booqashada wefdigan ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa la xiriirta iskaashiga […]
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego)

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Aljeeriya, Marwo Salma Bakhta Mansuuri. Kulankan ayaa si qoto dheer looga wada hadlay xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed, iskaashiga dhaqaale, amni iyo sidii loo horumarin lahaa nabadda iyo xasilloonida guud ahaan […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehelinayaan ergada Soomaaliya, ayaa ka qeybgalay Meertada 80-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehelinayaan ergada Soomaaliya, ayaa ka qeybgalay Meertada 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Madaxweynaha ayaa Golaha ka jeedin doona khudbad ku saabsan xaaladda dalka, isagoo soo bandhigi doona guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, dib-u-habaynta dhaqaalaha, dowlad-dhiska, iyo hirgelinta doorashooyinka tooska ah.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu soo bandhigay warbixinta xaaladda xabsiyada dalka. Kulanka waxaa ka soo qeybgalay dhammaan madaxda hay’adaha cadaaladda iyo garsoorka, oo uu ugu horreeyo Wasiirka Cadaaladda, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Taliye ku-xigeenka Booliska, Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyo […]
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota oo soo dhaweyn ballaaran u sameeyay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota oo soo dhaweyn ballaaran u sameeyay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa munaasabad soo dhaweyn sharaf leh ku maamuusay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, iyo wafdi uu hoggaaminayey. Munaasabadda […]
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta qaabilay feeryahanadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta qaabilay feeryahanadda Soomaaliyeed ee haysata horyaalka caalamiga ah, Ramla Cali Axmed. Dr. Muungaab ayaa Ramla guddoonsiiyay Billad Sharaf, si uu ugu muujiyo qadarin iyo bogaadin ay ku mutaysatay guulaha ay ka soo hoysay ciyaaraha feerka caalamka. Ramla Cali, oo maalmahan ku […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, taasi oo laga hirgelinayo dhisme casri ah oo qeyb ka qaadan doona horumarinta adeegyada Waxbarashada dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib-u-dhiska xarunta Wasaaradda Waxbarashada dalka ay muujinayso dadaalka dowladda ee ku aaddan tayeynta adeegyada […]
