Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada XFS Mudane ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—บ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ)

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada XFS Mudane ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—บ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ),

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada XFS Mudane ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—บ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ), ayaa si rasmi ah u saxiixay dhammaan heshiisyada iyo shuruucda wax ka beddelka lagu ansixiyey Shirweynaha 28-aad ee Ururka Boostada Adduunka (UPU), oo ka dhacay magaalada Dubai. Soomaaliya ayaa tallaabadan ku xaqiijisay ka-goโ€™naanteeda ku aaddan in si buuxda loogu dhaqmo heshiisyada caalamiga ah ee boostada, […]

Wasiirka Gaashaandhigga JFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan doceed kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Dallka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga JFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan doceed kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Dallka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga JFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan doceed kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Dallka Shiinaha, Admiral Dong Jun, xilli uu ka qayb-galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca ee Xiangshan. Kulankan ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee heer wasiir dhex mara labada dal muddo ku dhow 40 sano, taas oo calaamad u […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali oo dalkeenna ku matasha ciyaaraha feerka caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey doorka iyo dedaalka Ramla Cali, iyadoo ku adkeyastay una dhabar adeygtay mataaladda qarankeeda, waxaana uu ku tilmaamay astaan dhiirrigelin iyo midnimo oo ay […]

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi………

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Dalacaad loo sameeyey usoo xiray Tababar aqoon kororsi oo la xiriira Shuruucda iyo Nidaamka maamulka. Xarunta Akadeemiyadda Ciidanka Booliiska ayaa laga dhaqangeliyey isbadal lagu sameeyey dhinaca Waxbarista Ciidanka oo hadda ay Saraakiishani bar […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee muddada saddexda sano ah (2022โ€“2025 2-Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo Xukuuumaddiisu ay hirgeliyeen qorshayaaal iyo shuruuc muhiim u ah dowlad-dhiska Soomaaliya. 3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shir-madaxeedka degdegga ah Dowladaha […]

Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Wada-tashi ku saabsan Qaadashada Soomaaliya ee Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA)

Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Wada-tashi ku saabsan Qaadashada Soomaaliya ee Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA)

Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay wada-tashi ku saabsan hirgelinta Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA), oo ah hindise goboleed lagu yareynayo kharashaadka isgaarsiinta xuduudaha la isku maro isla markaana lagu horumarinayo isdhexgalka dhijitaalka ah ee Bulshada Bariga Afrika. Wada-tashigu wuxuu isu keenay shirkadaha isgaarsiinta si ay dib u eegis ugu sameeyaan qorshaha Soomaaliya […]

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wang Yu oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ka dhaxeeyo. Raโ€™iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey Shiinaha taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha […]

Raโ€™iisul wasaaraha cusub ee ku-meelgaarka ah ee Nepal, Sushila Karki, ayaa ku baaqday in ay shacabka isu yimaadaan si loo dhiso dal nabad iyo caddaalad ku dhisan,

Raโ€™iisul wasaaraha cusub ee ku-meelgaarka ah ee Nepal, Sushila Karki, ayaa ku baaqday in ay shacabka isu yimaadaan si loo dhiso dal nabad iyo caddaalad ku dhisan,

Raโ€™iisul wasaaraha cusub ee ku-meelgaarka ah ee Nepal, Sushila Karki, ayaa ku baaqday in ay shacabka isu yimaadaan si loo dhiso dal nabad iyo caddaalad ku dhisan, kadib rabshado xooggan oo ka dhashay eedeymo musuqmaasuq oo ay ku nafwaayeen dad badan, halka boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen. Karki, oo 73 jir ah isla markaana horey […]

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Qaranka

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Qaranka

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Qaranka, haddana ah Ergayga Soomaaliya u qaabilsan Isbahaysiga IMCTC ee xulafada la dagaalanka argagixisada, Jeneraal Cabdiraxmaan Tuur Yare, iyo saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa maanta gaaray magaalada Masagawaa ee bariga gobolka Galgaduud. Saraakiishan ayaa halkaas u […]