wiilkii dhalinyarada ahaa ee nafta u huray hooyo soomaaliyeed 31/8/1930 neel u dhoow webiga shabeelle ee soomaliya aya waxa ka dhacay geesinimo naadir ah
wiil dhalinyaro soomaali ah ayaa markaas arkay hooyo uu weeraray LIBAAX isagoo an heesan wax kale oo uu ku difaaco TOOREEY uu sitay mooyee, ayuu si geesinimo leh uga hortagay bahalkii . waxana dhexmaray dagaal culus oo naxdin leh wiilka iyo libaaxa, halkaas uu ku dhaawacmay si xun, balse ugu danbeen waxuu awooday in uu dilo libaaxii oo uu badbaadiyo hooyadii
NASIIB darro sedex maalin ka dib wilki geesiga ahaa waxu u dhintay dhaawacii soo gaaray halgankii badbaadintii hooyadii
QISADAAN naxdinta leh ee dhiiragelinta badan ayaa si ween u baahday waxana lagub daabacay wargeestalyaani ah xilli uu socday koobkii aduunka si dunida u ogaato geesinimada dhabta ah ee wiilkaas soomaaliyeed muujiyey
QOFKASTA wuu noqonkara geesi geesinimadu kama imaato xoog balse waxay ka timaadaa marka aad doorato inaad naftaada halis geliso si aad u badbaadiso naf kale
MAXAY KULA TAHAY AQRISTOOW FAKIRKAGA NOO REEB