Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Hogaanada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska. Todobaadkan waxa kulanka looga hadlay Amaanka guud waxaana sidoo kale dib u eegis lagu sameeyey qodobadii u baahna dhaqan-gelinta ee kulamadii ka horeeyey kulankan looga hadlay si loo hubiyo waxa ka hirgalay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *